Sannadka soo socda oo Canshuurta lagu kordhinayo dadka uu dakhligoodu yaryahay

Vantaa 27.6.2020- Warbaahinta Uutissuomalainen ayaa sheegaysa, in ay heshay warar sheegaya in canshuurta laga qaado dadka uu dakhligoodu yaryahay la kordhinayo. Kordhinta canshuurta ayaa sabab...

WAR FARXAD LEH: Lacagta lagu goosto baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga ee Finland oo la...

War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Finland ayaa lagu sheegay in la dhimay qiimaha baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga. Warkan ayaa sheegaya,...

Finland oo sannadkii todobaad oo xiriir ah noqotay dalka dunida ugu farxadda badan

Ka gadaal markii shaaca laga qaaday warbixinta sannadla ah ee lagu cabbiro farxadda dunida islamarkaasna lagu shaaciyo dalka ay dadkiisu ugu farxadda badan yihiin...

Kulan isbarasho, xogwareysi iyo talo-wadaag ah oo Baarlamaanka Finland ku dhexmaray horseedka dhallinyarada Finland-...

Kulan ujeedkiisu ahaa is-xog-wareysi, talo-wadaag, isbarasho iyo isku-xirka dhallinyarada Finnishka ah ee asal ahaan dalka u soo guuray ama ka soo jeeda qoysas dalkan...

Maxaad kala socotaa meesha uu marayo xeerka la doonayay in wax looga beddelo gawraca...

Guddiga dastuurka ee baarlamaanka Finland oo war ka soo saaray xeerka la doonayay in wax looga beddelo hab-raaca gawraca xoolaha  ee diimaha waafaqsan. Guddiga Dastuurka...

Xildhibaan Hon. Mohamed Ibrahim Moalimuu oo Helsinki kula kulmay sii-hayaha wasiirka arrimaha dibadda Finland Pekka...

Helsinki, Finland:- Kulan aad loo soo agaasimay oo u dhexeeyay xildhibaan Mohamed Ibrahim Moalimuu iyo wasiirka arrimaha dibadda Finland Pekka Haavisto ayaa ka dhacay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe oo khadka telefoonka kula hadalay Guddoomiyaha Baarlamaanka...

War rasmi ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) islamarkaasna lagu daabacay barta Facebook ee...

Booliska oo kumanaan Finnish ah u diray farriimo qoraal ah oo looga digayo tuugta...

Booliska oo ku gudajiray baaritaan la xiriira dembiilayaal ku hawlanaa dhaca casriga ah ee dadka lagu dhaco internetka ama shabakadda ayaa helay liis ay...

Shirkadda gaadiidka ee Helsinki (HSL) oo soo jeedisay in dadka wata gawaarida ilmaha lagu...

Shikadda gaadiidka ee Helsinki HSL ayaa soo jeedisay , in hadda wixii ka dambeeya ay dadka wata gawaarida ilmaha yaryar lagu riixo (Vaunut) ay...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed (Vas.) oo mooshin uu Baarlamaaanka Finland u gudbiyay xukuumadda...

Xildhibaan Suldaan MP Said Ahmed ayaa qoraal rasmi ah xafiiskiisa ka soo baxay ku dalbaday, in xukuumadda haatan talada Finland haysa ee uu Xisbigiisuna...