Adeegyada bangiga Nordea iyo OP ee dhinaca Online-ka oo muddo kooban hakad geli...

Bangiyada Nordea iyo OP ayaa macaamiishooda uga digay in ay adeegyada Bangiyada ee dhinaca Online-ka ah hakad geli doono muddo kooban sababo la xiriira...

Booliska oo kumanaan Finnish ah u diray farriimo qoraal ah oo looga digayo tuugta...

Booliska oo ku gudajiray baaritaan la xiriira dembiilayaal ku hawlanaa dhaca casriga ah ee dadka lagu dhaco internetka ama shabakadda ayaa helay liis ay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe oo khadka telefoonka kula hadalay Guddoomiyaha Baarlamaanka...

War rasmi ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) islamarkaasna lagu daabacay barta Facebook ee...

Siyaasi, xildhibaan Ahmad Noor Hassan oo markale u sharraxan doorashada Iskaashada HOK-ELANTO iyo codbixinta...

Ahmad Noor Hassan oo horay uga tirsanaa wakiillada iskaashatada Hok-Elanto ee dalka Finland ayaa markale u sharraxan doorashada iskaashatada ee billaabatay 10 4-2024. Doorashada Iskaashatada...

Cadadkii labaad ee warsidaha Helsinki oo la daabacay- warar iyo xogo muhiim ah

Waxaa soo baxay oo la daabacay cadadkii labaad ee warsidaha magaalada Helsinki. Waxaad warsidaha magaalada Helsinki ka heleysaa macluumaadka hadda jira ee ku saabsan nolosha...

Dowladda Finland oo malaayiin Yuuro (Euros) ku bixinaysa daabulka raashinka laga qaadayo Yukreyn ee...

War rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Finland ayaa lagu sheegay, in Finland ay ku dhowaad 7 malyan oo yuuro...

Maqaayadaha oo lix todobaad kaddib miisaska u dhigaya macaamiisha- maanta ayaa maqaayadaha dib loo...

Helsinki-19.4.02021- Laga billaabo maanta oo ku beegan 19.4.2021 waxaa dib loo furayaa maqaayadaha cuntada ee dalka Finland ka gadaal markii ay muddo lix todobaad...

WAR FARXAD LEH: Lacagta lagu goosto baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga ee Finland oo la...

War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Finland ayaa lagu sheegay in la dhimay qiimaha baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga. Warkan ayaa sheegaya,...

Bah-wadaagta lacagta Yuurada oo Guddoomiye cusub u doortay Paschal Donohoe, wasiirka maaliyada Ireland

Helsinki 9.7.2020- Dawlahada isticmaala Lacagta Yuuro  (EURO) ayaa waxay shirkooda maanta dhacay ku doorteen in uu guddoomiye u noqdo wasiirka maaliyadda Ireland Paschal Donohoe. Xilkan...