Khabiir Suldaan Said Ahmed oo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kala hadlay Xaaladda Laas Caanood,...
Suldaan Said oo ah khabiir ka tirsan xafiiska nabadda iyo dhexdhexaadinta ee wasaaradda Arrimaha dibadda ee Finland, horayna u soo noqday ergayga gaarka ah...
Finland waxaa laga helay maanta 720 xaaladood oo feyruska korona iyo 2 xaaladood oo...
Jimce 26.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 720 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...
Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale
Finland waxaa laga helay 109 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.
Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Isniin 2.11.2020 laga...
Finland waxaa laga helay maanta 458 qof oo uu ku dhacay feyruska korona ah
Axad 28.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 458 qof oo hor leh dalkaan Finland....
Maqaayadaha oo lix todobaad kaddib miisaska u dhigaya macaamiisha- maanta ayaa maqaayadaha dib loo...
Helsinki-19.4.02021- Laga billaabo maanta oo ku beegan 19.4.2021 waxaa dib loo furayaa maqaayadaha cuntada ee dalka Finland ka gadaal markii ay muddo lix todobaad...
Ururka Faca weyn ee SOCUS RY oo daahfuray Somali Cup iyo madax kala duwan...
Ururka SOCUS RY oo Somali Cup qabanqaabinayay muddo ka badan 20 sano ayuu Guddoomiyaha Ururka Cabdulqaadir Macalin Cilmi (Qooje) ku dhawaaqay in Somali Cup...
Finland waxaa laga helay maanta 309 qof oo cusub oo qaba feyruska korona
Axad 20.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 309 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...
Xaaladihii ugu dambeeyay ee Korona iyo dalka Soomaaliya
Sabti 27.2.2021. Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in feyruska korona laga helay 134 qof afar iyo sideetankii saacadood ee la soo dhaafay,...
Finland waxaa laga helay maanta 267 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Jimco 23.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 267 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Kusoo dhawoow kulanka Xildhibaan Suldaan Said Ahmed 10.3.2023 iyo Puhos- Bariga Helsinki
Kulankan Xildhibaanku uu ugu waramiyo bulshadiisa ayuu kaga warami doona arrimaha baarlamaanka iyo sidoo kale siyaasadda arrimaha dibadda ee Finland, gaar ahaan siyaasada Geeska...