Kusoo dhawoow kulanka Xildhibaan Suldaan Said Ahmed 10.3.2023 iyo Puhos- Bariga Helsinki

Kulankan Xildhibaanku uu ugu waramiyo bulshadiisa  ayuu kaga warami doona arrimaha baarlamaanka iyo sidoo kale siyaasadda arrimaha dibadda ee Finland, gaar ahaan siyaasada Geeska Afrika oo uu Finland u qaabilsanyahay ergeyna ugu yahay arimaha nabadeeynta iyo dhexdhexaadinta.

📍Kulanka ayaa wuxuu ka dhici doonaa suuqa Soomalida ee Puhos, makhaayada Calaf Doon 10.3.2023 6:da galabnimo.