Finland waxaa laga helay maanta 363 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 7 xaaladood...

Jimce 29.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 363 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Jimce 29.1, saacadda 13.20) Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 789 400 (+ 7000) Tirada laga helay feyruska 44 402 (+ 363)   Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda         72...

Cilmibaaris cusub oo caddaynaysa dalalka ugu horreeya adduunka xagga wax kaqabashada feyruska korona

Macahadka cilmibaarista Austaraaliya ee Lowy Institute ayaa cilmibaaris uu ku sameeyay qaabka ay dowladaha adduunku wax uga qabteen ka hortagga faafista feyruska korona, waxaa...

Finland waxaa laga helay maanta 423 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 4 xaaladood...

Khamiis 28.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 423 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xaaladda Korona ee Finland

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 782 400 (+ 7500) Tirada laga helay feyruska 44 039 (+ 423)   Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda         79 (-2) Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         37...

Finland waxaa laga helay maanta 496 xaaladood oo feyruska korona iyo shan xaaladood...

Arbaca 27.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 496 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Feyruska cusub waxaa Finland laga helay 100 xaaladood iyo sida laga yeelaayo arrinkaas

Shir jaraa’id oo ay maanta si wadajir ah u qabteen wasaaradda caafimaadka iyo arrimaha bulshada iyo hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL, ayay maanta uga...

Finland waxaa laga helay maanta 348 xaaladood oo feyruska korona ah

Talaada 26.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 348 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xaaladda Korona ee Finland

waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Isniin 25.1, saacadda 16.30)   Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 726 400 (+ 26000) Tirada laga helay feyruska 42 772 (+ 857) Sabti 23.1 oo laga...

Finland waxaa laga helay maanta 192 xaaladood oo feyruska korona iyo 11 xaaladood oo...

Isniin 25.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 192 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...