Xaaladda guud ee Korona iyo Finland

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 22.02, saacadda 12.30)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 183 300(+ 36 000)
Tirada laga helay feyruska 54 132 (+ 1 479)

·       Sabti 20.2 waxaa laga helay 632 qof

·       Axad 21.2 waxaa laga helay 457 qof

·       Isniin 22.2 waxaa laga helay 390 qof

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda        90 (+21)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        50 (+2)
Qaybta gargaarka degdegga ah        30 (+6)
Tirada dhimashada       733(+7)
Feyruska nooca cusub 556 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 530 xaaladood ah, iyo 25 ah nooca laga helay K/afrika iyo 1 nooca Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 282 730 qof (22.2)

Xigasho:THL