Finland waxaa laga helay maanta 350 xaaladood oo feyruska korona iyo 6 xaaladood o...

Jimce 22.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 350 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 399 xaaladood oo feyruska korona iyo 6 xaaladood oo...

Khamiis 21.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 399 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Khamiis 21.1, saacadda 15.30) Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 690 300 (+ 22 800) Tirada laga helay feyruska 41 565 (+ 399) Tirada daryeelka isbitaalllada...

Finland waxaa laga helay maanta 444 xaaladood oo feyruska korona ah

Arbaca 20.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 444 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xaaladda Korona ee Finland (12 xaaladood oo dhimasho cusub ah)

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Talaada 19.1, saacadda 16.00)   Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 658 800 (+ 17 200) Tirada laga helay feyruska 40 722 (+ 217) Tirada daryeelka isbitaalllada...

Finland waxaa laga helay maanta 217 xaaladood oo feyruska korona iyo 12 xaaladood...

Talaada 19.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 217 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 168 xaaladood oo feyruska korona ah

Isniin 18.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 168 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 190 xaaladood oo feyruska korona ah

Sabti 16.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 190 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 318 xaaladood oo feyruska korona ido 2 xaaladood oo...

Jimco 15.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 318 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay 61 xaaladood oo ah nooca feyruska cusub ee korona

Nooca cusub ee feyruska korona waxaa Finland laga helay 61 xaaladood, sidaana waxaa sheegay dhakhtarka sare ee ka tirsan hay’adda THL Taneli Puumalainen. Nooca...