Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (548 qof oo feyruska korona qaba iyo 3 dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaca 17.02, saacadda 14.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 103 200 (+ 10 800)
Tirada laga helay feyruska 51 595 (+ 548)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     60 (-4)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      42 (+11)
Qaybta gargaarka degdegga ah     30 (+3)
Tirada dhimashada     723 (+3)
Feyruska nooca cusub 449 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 427 xaaladood ah, iyo 22 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 216 463 qof (16.2)

Xigasho:THL