Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (614 qof oo feyruska korona qaba iyo 2 dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 18.02, saacadda 12.30)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 131 000 (+ 27 800)
Tirada laga helay feyruska 52 209 (+ 614)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     62 (+2)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      48 (+6)
Qaybta gargaarka degdegga ah     27 (-3)
Tirada dhimashada     725 (+2)
Feyruska nooca cusub 450 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 427 xaaladood ah, iyo 22 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 262 145 qof (19.2)

Xigasho: THL