Adeegyada dadka shaqa la’aanta ah ee shaqa-doonka ah ee uu qabto Xafiiska shaqada iyo meherada (TE-PALVELUT) oo loo wareejinayo degmooyinka.

Maamulaha arrimaha muhaajiriinta iyo shaqaaloobidda ee magaalada Helsinki Ilkka Haahtela.

Laga billaabo 1.3.2021 waxaa dalka oo dhan ka dhaqangeliya sharci Xafiiska shaqada iyo meherada ka wareejinaya adeegyadii uu u qaban jiray dadka shaqa la’aanta ah ee u baahan in laga caawiyo shaqa raadinta iyo waxbarashada laqabsashada dalka ee dadka waaweyn.

Isbeddelkan iyo saamaynta uu ku yeelanayo dadka shaqa la’aanta ah ee deggan magaalada Helsinki ayaan waxaan ka wareysannay Maamulaha arrimaha muhaajiriinta iyo shaqaaloobidda ee magaalada Helsinki Ilkka Haahtela.

Wareysigu wuxuu ka baxayaa afka finnishka, laakiin waxaa saaran tarjumaad af-soomaali ah.