Dhallinyaro Booliska dhagxaan iyo dhalooyin ku wareertay

Helsinki 20.6.2020- Booliska Helsinki oo ilaalo ku tegay xeebta aadka loo jecelyahay ee Hietaniemenranta ayaa waxaa weerar ku qaaday dhallinyaro halkaas joogtay. Booliska ayaa qoraal...

Maxaad ka taqaan Xuska bartamaha xagaaga (Juhannus)?

Helsinki 20.6.2020- Maanta oo ku beegan 20.6.2020 ayaa sannadkan loo asteeyay in guud ahaan dalka Finland laga xuso xuska Bartamaha Xagaaga oo haddii aad...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 19.6.2020-  Maadaama lagu jiro billowga xafladda bartamaha xagaaga la qabto ee ee dabshidka iyo bad-galka isugu jirta (Juhannus) ayaan waxa dib u eegis...

Laga billaabo billowga bisha Oktoobar 2020 waxaa gebi ahaanba la qaadayaa xayiraadaha isu-imaatinka ee...

Xukuumadda Finland ayaa go’aan ku gaartay in gebi ahaanaba la qaado xayiraadaha isu-imaatinka ee dalka saarnaa safmarka Fayruska Korona dartiis. Billowga bisha Oktoobar ee 2020...

Maqaayadaha oo xayiraado kale laga qaadayo

Helsinki 19.6.2020- Xukuumadda Finland ayaa 17.6.2020 sheegtay in maqaayaduhu ay furnaan doonaa laga billaabo Isniinta ku beeggan 22.6.2020 illaa iyo 2:da saqda dhexe, laakiin...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 18.6.2020 -Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7131. Tiradii shalay waxaa ku korortay 14...

Talooyinkii la xiriiray in aan isbitaallada la booqan Fayruska Korona dartiis oo laga laabanayo

Helsinki 18.6.2020- Krista Kiuru, Wasiirka Qoyska iyo Adeegyada Aasaasiga ah ayaa sheegtay in la burinayo ama meesha laga saarayo talooyinkii ay xukuumaddu horay u soo...

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) oo gebi ahaanba joojinaysa tijaabada daawada duumada  

Helsinki 18.6.2020-Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa ku dhowaaqday in ay gebi ahaanba joojisay tijaabadii ay ku samaynaysay daawada hydroksiklorokiin ee cudurka duumadu oo laga baarayay...

Dowladda Finland oo soo saaraysa Go’aanno dheeraad ah oo lagu fasaxayo safarka dibadda

Espoo 18.6.2020-Pekka Haavisto, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Finland ayaa sheegay in Xukuumaddu ay ka xaajoonayso Talaadada soo socota ee ku beegan 23.6.2020 sidii loo...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 17.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7117. Tiradii shalay waxaa ku korortay 5 kiis. Waxaa...