Magaalada Helsinki oo sheegtay in koox dad ah oo u damaashaad tegay Linnanmäki ay...

Helsinki 3.8.2020- Waxaa soo  baxaya warar sheegaya in koox wada-socotay oo todobaad kahor tegay Linnanmäki ay sababeen halis muuqata oo ay dadkii kale ee...

Baaritaanka Fayruska Korona oo maanta laga billaabayo Garoonka diyaaradaha ee Helsinki-Vantaa

Vantaa 3.8.2020- Garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee Helsinki-Vantaaa ayaa waxaa laga billaabo maanta 3.8.2020 ka billaabanaya baaritaanka Korona. Maamulka magaalada Vantaa oo qaabilsan adeeggan...

Haweeneyda Ra’iisal wasaaraha ka ah Finland oo maanta guursatay

Helsinki 2.8.2020- Sanna Marin, ra’iisal wasaaraha Finland ayaa maanta la aqalgashay Markus Räikkönen oo ay muddo 16 sano ah wadajireen. Hambalyada aqalgalka lamaanahan oo...

THL oo ku talajirta ku talinta isticmaalka weji-shareerka ama maaskarada

Helsinki 2.8.2020- Maamulaha qaybta ammaanka caafimaadka ee Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland Mika Salminen oo la hadlayay Yle ayaa sheegay in THL ay ku...

Waxaa maanta si mug leh loogu tukaday salaadda Ciidda inta badan magaalooyinka Finland (Sawiro)

Dad aad u fara badan oo farxad iyo nashaad ka muuqdo ayaa isugu soo baxay goobo ciidda lagu tukanayay oo ku kala yaal magaalooyinka...

Labo kamid ah darawallada tagaasida oo ku dagaalay Maxaddada Elielinaukio iyo mid kamid ah...

Helsinki 30.7.2020- Dagaal gacan-qaad ah oo u dhexeeyay labo darawal oo tagsi waday ayaa ka dhacay boosteejada tagaasida ee ku taal bartamaha Helsinki, gaar...

Wararkii ugu dambeeyay ee Goobaha Salaadda Ciidul Adhxa looga tukanayo magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo...

Helsinki 30.7.2020- Salaadda Ciidda waxaa sannadkan la tukanayaa Jimco 31.7.2020 waxaana lagu tukanayaa:   ESPOO Kylävainiontie 20, 002760 Espoo, Tuomarila Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8:da subaxnimo Salaadda...

Goobaha Salaadda Ciidul Adhxa looga tukanayo magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo Vantaa

Helsinki 28.7.2020- Salaadda Ciidda waxaa sannadkan la tukanayaa 31.7.2020 waxaana lagu tukanayaa: ESPOO Kylävainiontie 20, 002760 Espoo, Tuomarila Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8:da subaxnimo Salaadda waxaa...

Diyaarado dagaal oo uu Ruushku leeyahay ayaa la tuhunsanyahay in ay ku soo xad-gudbeen...

Helsinki 28.7.2020- Wasaaradda Difaaca Finland ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in la tuhunsanyahay in labo diyaaradood oo noocoodu yahay Suhoi Su-27 lagana...

16 qof oo megengelyo doon ah oo dowladda Finland dib-u-dejin u sameysay

Dowladda Finland ayaa 16 qof oo megelyo doon ah oo laga keenay xerada qaxootiga ee dalka Qubrus dib-u-dejin ugu sameysay dalka Finland, sida ay...