Waxaa maanta si mug leh loogu tukaday salaadda Ciidda inta badan magaalooyinka Finland (Sawiro)

Garoon dedan oo salaadda Ciidda lagu tukanayo (Helsinki)
Muslimiin salaadda ciidda ku tukanaya Bariga Helsinki

Dad aad u fara badan oo farxad iyo nashaad ka muuqdo ayaa isugu soo baxay goobo ciidda lagu tukanayay oo ku kala yaal magaalooyinka Helsinki, Espoo, Vantaa iyo qaar kale oo badan.

Garoon dedan oo salaadda Ciidda lagu tukanayo (Helsinki)
Garoo dedan oo Mulimiinta reer Espoo salaadda Ciidda ku tukanayaan.
Garoo dedan oo Mulimiinta reer Espoo salaadda Ciidda ku tukanayaan.
Muslimiin salaadda ciidda ku tukanaya Bariga Helsinki