Wararkii ugu dambeeyay ee Goobaha Salaadda Ciidul Adhxa looga tukanayo magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo Vantaa

Helsinki 30.7.2020- Salaadda Ciidda waxaa sannadkan la tukanayaa Jimco 31.7.2020 waxaana lagu tukanayaa:

 

ESPOO

Kylävainiontie 20,

002760 Espoo, Tuomarila

Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8:da subaxnimo

Salaadda waxaa la gelayaa 9.30 subaxnimo

Fadlan horay u soo qaado salligaada salaadda

HELSINKI

Arena Center Hakaniemi

Sörnäisten Rantatie 2, Helsinki (Maxadada Metrooga agteeda)

Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8:da subaxnimo

Salaadda waxaa la gelayaa 9.00

 

HELSINKI

Talin jalkapallohalli

Purotie 8, Helsinki

Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8:da subaxnimo

Salaadda waxaa la gelayaa 9.30

 

Helsinki

Arena Center Myllypuro

Alakiventie 2, Helsinki

Masjid Rahma

Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 9:ka subaxnimo

Salaadda waxaa la gelayaa 9.30 subaxnimo

 

VANTAA

Myyrmäen urheilupuiston yleisurheilukenttä

Raappavuorentie 10

Masjid As-Salaam Islamic Center

Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8.30 subaxnimo

Salaadda waxaa la gelayaa 9:ka subaxnimo

 

Ciid Wanaagsan!

 Xuuuqda sawirka: Unknown