Goobaha Salaadda Ciidul Adhxa looga tukanayo magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo Vantaa

Helsinki 28.7.2020- Salaadda Ciidda waxaa sannadkan la tukanayaa 31.7.2020 waxaana lagu tukanayaa:

ESPOO

Kylävainiontie 20,

002760 Espoo, Tuomarila

Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8:da subaxnimo

Salaadda waxaa la gelayaa 9.30

Fadlan horay u soo qaado salligaada salaadda

HELSINKI

Arena Center Hakaniemi

Sörnäisten Rantatie 2, Helsinki (Maxadada Metrooga agteeda)

Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8:da subaxnimo

Salaadda waxaa la gelayaa 9.00

HELSINKI

Talin jalkapallohalli

Purotie 8, Helsinki

Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8:da subaxnimo

Salaadda waxaa la gelayaa 9.30

 

Helsinki

Arena Center Myllypuro

Alakiventie 2, Helsinki

Masjid Rahma

Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 9:ka subaxnimo

Salaadda waxaa la gelayaa 9.30 subaxnimo

 

VANTAA

Myyrmäen urheilupuiston yleisurheilukenttä

Raappavuorentie 10

Masjid Salaam

Salaadda waxaa la gelayaa 9:ka subaxnimo

FG: Waxaa kale oo jira goobo ku yaal Vantaa oo lagu tukanayo salaadda Ciidda, balse ma hayno cinwaannada rasmiga ah ee goobahaas. Haddii aan helno waan soo gudbin doonaa Insha Allah!

Ciid Wanaagsan!