Xarunta dukaamada Itäkeskus oo soo saartay amarka ah in la qaato afshareerka inta la...

Isniin 01.03.2021. Maamaulka suuqa weyn ee ganacsiga Itäkeskus ayaa soo saaray amarka ah in qof walba oo xarunta imaanaaya ay khasab ku tahay in...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (392 xaaladood oo feyruska ah iyo 8 dhimasho...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 01.03, saacadda 13.50)   Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 318 900 (+ 28 300) Tirada laga helay feyruska 58 064 (+ 1...

Finland waxaa laga helay maanta 392 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 8 xaaladood...

Isniin 01.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 392 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Finland waxaa laga helay maanta 620 xaaladood oo feyruska korona ah

Axad 28.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 620 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xaaladihii ugu dambeeyay ee Korona iyo dalka Soomaaliya

Sabti 27.2.2021. Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in feyruska korona laga helay 134 qof afar iyo sideetankii saacadood ee la soo dhaafay,...

Finland waxaa laga helay maanta 645 xaaladood oo feyruska korona ah

Sabti 27.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 645 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 720 xaaladood oo feyruska korona iyo 2 xaaladood oo...

Jimce 26.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 720 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban (720) qof oo feyruska korona qaba...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimce 26.02, saacadda 13.30)   Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 290 600 (+ 20 000) Tirada laga helay feyruska 56 407 (+ 720)   Tirada...

Xaaladda Korona ee Soomaaliya

Khamiis 25.2.2021. Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in feyruska korona laga helay 138 qof afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay,...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban (565) qof oo feyruska korona qaba...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khmiis 25.02, saacadda 12.40) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 270 600(+ 31 800) Tirada laga helay feyruska 55 687 (+ 565)   Tirada daryeelka...