Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (580) qof oo feyruska korona qaba iyo 5 dhimasho cusub ah, feyruska nooca cusubna waa 1 239 )

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 02.03, saacadda 12.10)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 368 100 (+ 49 200)
Tirada laga helay feyruska 58 645(+ 581)
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     108 (+1)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      100 (+7)
Qaybta gargaarka degdegga ah     39 (+0)
Tirada dhimashada     755 (+5)
Feyruska nooca cusub 1 239 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 174 xaaladood ah, iyo 64 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 347 082 qof (26.2)

Xigasho: THL