Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (392 xaaladood oo feyruska ah iyo 8 dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 01.03, saacadda 13.50)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 318 900 (+ 28 300)
Tirada laga helay feyruska 58 064 (+ 1 657)

·       Sabti 27.2 waxaa laga helay 645 qof

·       Axad 28.2 waxaa laga helay 620 qof

·       Isniin 01.03 waxaa laga helay 392 qof

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda        107 (+22)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        93 (+6)
Qaybta gargaarka degdegga ah        39 (+1)
Tirada dhimashada       750 (+8)
Feyruska nooca cusub 1 235 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 170 xaaladood ah, iyo 64 ah nooca laga helay K/afrika iyo 1 nooca Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 452 469 qof (01.03).

Xigasho: THL