Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa go’aan ku gaartay in tallaalka Astra Zeneca muddo...

Sida ay sheegtay Xarunta horumarinta iyo ammaanka daawooyinka ee Fimea, waxaa dalkaan Finland laga helay laba qof oo xididka arooraha ah ee dhiigga ku...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban

804 qof oo feyruska korona qaba iyo 1963 nooca cusub ee feyruska ah (Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 19.03, saacadda 13.00) Tirada dadka laga qaaday...

Finland waxaa laga helay maanta 770 xaaladood oo feyruska korona ah

Jimco 19.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 770 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Finland waxaa laga helay maanta 804 xaaladood oo feyruska korona ah iyo hal xaalad...

Khamiis 18.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 804 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Tareennada ka shaqeeya gudaha magaalooyinka oo Khamiista iyo Jimacha gabi ahaanba istaagi doona.

Khamiis 18.3 2021.  Tareennada ka shaqeeya gudaha magaalooyinka ayaa gabi ahaanba istaagi doona inta u dhexeysa 18-19.03.2021 oo ah Khamiista iyo Jimcaha, kaddib markii...

Finland waxaa laga helay maanta 842 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 3 xaaladood...

Arbaco 17.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 842 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban

706 qof oo feyruska korona qaba iyo 3 dhimasho cusub ah(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaca 17.03, saacadda 13.50) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 684...

Finland waxaa laga helay maanta 517 xaaladood oo feyruska korona ah iyo hal xaalad...

Talaada 16.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 517 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (465 xaaladood oo feyruska ah iyo 14 dhimasho...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 15.03, saacadda 13.50) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 596 500 (+ 23 700) Tirada laga helay feyruska 67 344 (+ 2019) ·      ...

Finland waxaa laga helay maanta 465 xaaladood oo feyruska korona iyo 14 xaaladood oo...

Finland waxaa laga helay maanta 465 xaaladood oo feyruska korona iyo 14 xaaladood oo dhimasho hor leh ah Isniin15.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa...