Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban

Kooxda iskudduwidda arrimaha korona ee caasimadda iyo hareeraheeda oo soo saaray xadaymo cusub. Sawirka: Mohamed Ibrahim/Suomen Somali Media

804 qof oo feyruska korona qaba iyo 1963 nooca cusub ee feyruska ah (Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 19.03, saacadda 13.00)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 734 700 (+ 25 900)
Tirada laga helay feyruska 70 267 (+ 770)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     141 (-3)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      75 (-6)
Qaybta gargaarka degdegga ah    55(+5)
Tirada dhimashada     805 (+0)
Feyruska nooca cusub 1 963 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 823 xaaladood ah, iyo 139 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah  19.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 701 203 oo qof (19.03)

Xigasho:THL