Xaaladda guud ee Korona iyo Finland : 348 xaaladood oo feyruska ah iyo 14...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 07.04, saacadda 13.50) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 085 200 (+ 62 600) Tirada laga helay feyruska 80 416 (+ 348) Tirada daryeelka...

Finland waxaa laga helay maanta 348 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Arbaco 07.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 348 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Ma’uul ka tirsan hay’adda daawada ee ururka Midowga Yurub EMA oo sheegay, in tallaalka...

Talaada 06.04.2021. Madaxa waaxda tallaalka ee hay’adda daawada Midowga Yurub EMA Marco Cavaleriayaa u sheegay wargayska Il Messanggeroee ka so baxa dalka talyaaniga, in...

Finland waxaa laga helay maanta 331 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Talaada 06.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 331 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland ( 331 xaaladood oo feyruska ah iyo 14...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 06.04, saacadda 14.20) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 022 600 (+ 38 700) Tirada laga helay feyruska 80 068 (+ 1962) Jimco    2.4...

Suomen Somalimediaverkosto kiistää ja samalla osoittaa vääräksi MV-Lehdissä julkaistua artikkelia

Suomen somalimediaverkosto ry todentaa, että MV-lehden kirjoittama juttu Suomen somalimediaverkosto ry:n toiminnoista ovat täysin valheellisia ja perättömiä tietoja. Perättömät tiedot jutussa ovat muun muassa Suomen...

Finland waxaa laga helay maanta 341 qof oo uu ku dhacay feyruska korona ah

Isniin 05.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 341 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Moskeijoiden verkoston edustajat kokoontuivat Al-Huda Moskeijaan keskustelemaan tulevasta Ramadanista, rukousaikatauluista ja koronasta

Helsinki 5.4.2021- Al-Hudan –(Pasila), Assalamin (Kontula), Bilalin (Malmi), Bilalin (Länsimäki), Masjid Al-Rahman (Itäkeskus), Masjid Nuurin (Espoo), Masjid Taqwan (Leppävaara), Masjid Taqwan (Kannelmäki), Masjid Hiddaayan...

Golaha Masaajidda Finland oo isku afgartay Jadwalka salaadaha iyo Bisha Barakaysan shir ka...

Wakiillada Masaajidda Finland ee kala ah  Al-Hudda-Pasila, Assalam-Kontula, Bilal-Malmi, Bilal-Länsimäki, Masjid Al-Rahma- Itäkeskus, Masjid Nuur-Espoo, Masjid Taqwa-Leppävaara, Masjid Taqwa-Kannelmäki, Masjid Hiddaaya-Malmi, Masjid Abubakar Sadiiq-Matinkylä,...

Finland waxaa laga helay maanta 302 qof oo uu ku dhacay feyruska korona ah

Axad 04.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 422 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...