Xaaladda guud ee Korona iyo Finland : 426 xaaladood oo feyruska ah iyo 4 xaaladood oo dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 08.04, saacadda 12.52)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 093 400 (+ 8 200)
Tirada laga helay feyruska 80 842 (+ 426)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 136 (-10)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   57 (-2)
Qaybta gargaarka degdegga ah   42 (-3)
Tirada dhimashada   866 (+4)
Feyruska nooca cusub 2 700 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 474 xaaladood ah, iyo 225 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 028 848 oo qof (08.04)

Xigasho: THL