Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (400 qof oo feyruska korona qaba iyo 1 dhimasho cusub ah, feyruska nooca cusubna waa 569 )

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 23.02, saacadda 13.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 224 700 (+ 41 400)
Tirada laga helay feyruska 54 532 (+ 400)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     100 (+10)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      52 (+2)
Qaybta gargaarka degdegga ah     34 (+4)
Tirada dhimashada     734 (+1)
Feyruska nooca cusub 569 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 543 xaaladood ah, iyo 25 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 288 476 qof (23.2)

Xigasho: THL