Xaaladda guud ee Korona iyo Finland ( 331 xaaladood oo feyruska ah iyo 14 xaaladood oo dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 06.04, saacadda 14.20)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 022 600 (+ 38 700)
Tirada laga helay feyruska 80 068 (+ 1962)

Jimco    2.4  waxaa laga helay 566 qof

Sabti      3.4  waxaa laga helay 422 qof

Axad      4.4  waxaa laga halay 302 qof

Isniin      5.4  waxaa laga helay 341 qof

Talaada  6.4  waxaa laga helay 331 qof

Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 145 (-11)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   59 (+3)
Qaybta gargaarka degdegga ah   45 (-7)
Tirada dhimashada   860 (+14)
Feyruska nooca cusub 2 700 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 474 xaaladood ah, iyo 225 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 975 697 oo qof (06.04)

Xigasho: THL