Xaaladda guud ee Korona iyo Finland : 348 xaaladood oo feyruska ah iyo 14 xaaladood oo dhimasho cusub ah.

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 07.04, saacadda 13.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 085 200 (+ 62 600)
Tirada laga helay feyruska 80 416 (+ 348)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 146 (+1)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   59 (+0)
Qaybta gargaarka degdegga ah   45 (+0)
Tirada dhimashada   862 (+2)
Feyruska nooca cusub 2 700 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 474 xaaladood ah, iyo 225 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 933 227 oo qof (07.04)

Xigasho: THL