Finland waxaa laga helay maanta 214 qof oo uu ku dhacay feyruska korona ...
Talaada 20.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 214 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Maqaayadaha oo lix todobaad kaddib miisaska u dhigaya macaamiisha- maanta ayaa maqaayadaha dib loo...
Helsinki-19.4.02021- Laga billaabo maanta oo ku beegan 19.4.2021 waxaa dib loo furayaa maqaayadaha cuntada ee dalka Finland ka gadaal markii ay muddo lix todobaad...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 156 xaaladood oo feyruska ah iyo 4 dhimasho...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 19.4 saacadda 13.40)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
4 276 000 (+ 33 200)
Tirada laga helay feyruska
84 287 (+ 654)
· ...
Finland waxaa laga helay maanta 156 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Isniin 19.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 156 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 498 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Axad 17.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 498 qof oo hor leh dalkaan Finland.Waana...
OGEYSIIS: MUXAADARO KU SAABSAN ISCAFISKA IYO TOWBADKEENKA
Golaha Walaaleynta Umadda Soomaaliyeed wuxuu qabanayaa muxaadaro cinwaankeedu yahay ”Iscafis iyo Towbadkeenka Umadda Soomaaliyeed” 20.4.2021.
Muxaadaran ayaa waxaa ka hadlaya Shiikh Cabdisamad Cabdulle, Shiikh Bashiir...
Hay’adda THL maanta ma soo gudbinayso tirada dadka laga helay feyruska korona
Sabti 17.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga dalkaan Finland THL ayaa sheegay in aanay maanta soo gudbinaynin sidii caadiga ahayd tirada dadka laga helay feyruska...
Finland waxaa laga helay maanta 380 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
imco 16.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 380 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 380 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 16.04, saacadda 12.50)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
4 242 800 (+ 18 800)
Tirada laga helay feyruska
83 633 (+ 380)
Tirada...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 289 xaaladood oo feyruska ah iyo 4 xaaladood...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 15.04, saacadda 14.00)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
4 224 000 (+ 19 300)
Tirada laga helay feyruska
83 253 (+ 289)
Tirada...