Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 289 xaaladood oo feyruska ah iyo 4 xaaladood oo dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 15.04, saacadda 14.00)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 224 000 (+ 19 300)
Tirada laga helay feyruska 83 253 (+ 289)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 82 (-22)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   42 (+0)
Qaybta gargaarka degdegga ah   37 (+3)
Tirada dhimashada   885 (+4)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     3 621

Nooca Ingiriiska.             3 261

Nooca Koonfur Afrika.      359

Nooca Baraaziil.                      1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 230 792 oo qof (15.04).

Xigasho: THL