Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 156 xaaladood oo feyruska ah iyo 4 dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 19.4 saacadda 13.40)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 276 000 (+ 33 200)
Tirada laga helay feyruska 84 287 (+ 654)

·       Sabti-Axad 17.-18.4 waxaa laga helay 498 qof

·       Isniin 19.4 waxaa laga helay 156 qof

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda        90 (+5)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        42 (+0)
Qaybta gargaarka degdegga ah       34 (+0)
Tirada dhimashada      891(+4)
Feyruska nooca cusub Tirada guud                     4 200

Nooca Ingiriiska.             3 658

Nooca Koonfur Afrika.         541

Nooca Baraaziil.                     1

Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 1 321 867 oo qof (19.04).

Xigasho:THL