OGEYSIIS: MUXAADARO KU SAABSAN ISCAFISKA IYO TOWBADKEENKA

Golaha Walaaleynta Umadda Soomaaliyeed wuxuu qabanayaa muxaadaro cinwaankeedu yahay ”Iscafis iyo Towbadkeenka Umadda Soomaaliyeed” 20.4.2021.

Muxaadaran ayaa waxaa ka hadlaya Shiikh Cabdisamad Cabdulle, Shiikh Bashiir Axmed salaad, Shiikh Dr, Axmed Nuur Macallin, Dr. Maxamed Xaaji iyo Jaamac Cigaal (Gaabuush) oo ah Khabiir ku takhasusay Nabadda iyo xallinta khilaafaadka.

Muxaadaran waxay u furantahay dadka oo dhan waxay ka dhacaysaa degallada Internetka sida zoom (meeting ID: 7771547756) iyo Facebook oo aad is toos ah uga daawan doontaan (cinwaana facebook: https://www.facebook.com/Golaha-Walaaleynta-Ummadda-Soomaaliyeed-108682220562733)