Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 47 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo laba xaaladood oo dhimasho ah  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...

Furitaanka xadka Finland iyo Sweden oo maanta noqday warka ugu muhiimsan ee warbaahinta Isweden.

Go’aankii dowladda Finland ee lagu dabcinaayay xayiraaddii safarka ayaa wuxuu noqday warka ugu muhiimsan ama ugu horreeya ee maanta laga sii daayay qeybaha kala...

Wasaaradda caafimaadka iyo arrimaha bulshada oo feyruskii korona uu gudaha u galay

Sida laga soo xigtay xafiiska xoghaynta ee golaha dawladda dhowr qof oo ka tirsan shaqaalaha wasaaradda caafimaadka iyo arrimaha bulshada ayaa u nuglaaday feyrsuka...

Booliska Turku oo ka digaya nin guryaha dadka waayeelka ah degganyihiin si xeeladaysan ku...

Turku 25.6.020- War ka soo baxay booliska Turku oo lagu daabacay bogga uu boolisku Turku Twitterka ku leeyahay ayaa lagu sheegay in ay heleen...

Shirkadda Gaadiidka Soonaha Helsinki (HSL) oo joojinaysa shaqada dhowr Bas qaar kalana shaqadooda yareynaysa

Helsinki 23.7.2020- War ka soo baxay shirkadda gaadiidka HSL ayaa lagu sheegay in xaalad dhaqaale xumo oo shirkadda ka soo wajahday safmarka Korona dartiis...

Magaalada Joensuu ee Bariga Finland oo lagu qabtay gaari ay saarnaayeen ku dhowaad 3000...

Joensuu 5.7.2020 Dhallinyayo reer Joensuu ah oo labaatan sano jirya ah oo wata gaari ayeey boolisku qabteen kaddib markii uu wadaha gaarigaas ku socday...

Dhaawac ka dhashay dhallinyaro ku dagaashay deegaanka Kivikko ee Helsinki

Helsinki 16.6.2020- Dagaal u dhexeeyay tiro dhallinyaro ah ayaa ka dhacay deegaanka Kivikko ee magaalada Helsinki. Dagaalkaas oo loo adeegsaday mindiyo ayaa waxaa ku...

Mudaaharaadka Black Lives Matter (BLM) ayaa magaalada Turku ka dhacay

Turku 14.6.2020 Magaalada Turku ayaa waxaa 13.6.2020 ka dhacay mudaahaaraad ay soo agaasimeen dad ka dhiidhiyay dilkii uu maalin cad nin booliska Mareykanka ka...

13 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

13 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 66 > Somaliland: 46 > Puntland: 12 > Benadir: 5 > South West: 2 > Jubbaland: 1 >...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 13.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7087. Tiradii shalay waxaa ku korortay 14 kiis. Waxaa...