Qoraa Soomaaliyeed oo Carwada sanadlaha ee Buugaagta Finland ku soo bandhigi doono 11 buug...
Espoo – Qoraa Cabdicasiis Cali Ibraahim “Xildhibaan” oo ah qoraa Soomaaliyeed oo qoray ilaa 39 buug oo 19 buug oo ka mid ah loogu...
Booska ay Finland uga jirto Liiska dalalka dagaalka kula jiro Korona oo soo hagaagay
Helsinki 13.6.2020 Bogga internetka ee uu gacanta ku hayo Gole Feker oo Mareyanka laga leeyahay oo lagu magacaabo New England Complex Systems Institute ayaa...
Wasaaradda arrimaha dibadda Kuuriyada Woqooyiga oo ka cambaaraysay kana digtay qorshaha ku biirista NATO...
Sida ay qortay wakaaladda wararka JONHAP NEWS AGENCY ee Kuuriyada Koonfureed, dowladda Kuuriyada Woqooyi ayaa ka hadashay qorshaha haatan heerka gunaanadka ah maraya ee...
Doorashooyinkii golaha deegaanka ee dalka Finland oo soo gabagaboobay iyo Soomaalida oo ku leh...
Doorashooyinkii golaha degaannada ee dalkaan Finland oo socday madadii u dhexeysay 26.5-13.06.2021, ayaa maalintii Axadda ahayd la soo gabagabeeyay.
Waxaa doraashada ku guuleystay xisbiga midigta...
Xukuumadda Finland oo mamnuucaysaa safarada dalxiiska ah ee ay muwaadiniinta Ruushka ah ku imaanayaan...
Waxaa gebi ahaanba istaagay dalxiiskii ay dadka Ruushka ah ku imaan jireen Finland, kaddib markii ay xukuumadda Finland soo saartay go’aan safaradaas lagu mamnuucayo....
Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland
8.6.2020, 18.36 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland
Guud ahaan dalka Finland lagama diiwaangelin wax kiis ah oo cusub.
Tirada guud...
Buugaag uu qoray qoraa Cabdullaahi Cabdi Faarax (Sujuud) oo lagu soo bandhigay Maktabadda weyn...
Maanta oo ku beeggan 17.11.2021 ayaa waxaa maktabadda weyn ee ku taal bartamaha magaalada Espoo, Finland lagu soo bandhigay labo buug oo isku mar...
Golaha Masaajidda Finland oo isku afgartay Jadwalka salaadaha iyo Bisha Barakaysan shir ka...
Wakiillada Masaajidda Finland ee kala ah Al-Hudda-Pasila, Assalam-Kontula, Bilal-Malmi, Bilal-Länsimäki, Masjid Al-Rahma- Itäkeskus, Masjid Nuur-Espoo, Masjid Taqwa-Leppävaara, Masjid Taqwa-Kannelmäki, Masjid Hiddaaya-Malmi, Masjid Abubakar Sadiiq-Matinkylä,...
Ra’iisul Wasaare Hamse Abdi Barre oo la kulmay Ergayga cusub ee Finland u qaabilsan...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Suldaan Saciid Axmed, oo ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka dalka Finland,...
16 qof oo megengelyo doon ah oo dowladda Finland dib-u-dejin u sameysay
Dowladda Finland ayaa 16 qof oo megelyo doon ah oo laga keenay xerada qaxootiga ee dalka Qubrus dib-u-dejin ugu sameysay dalka Finland, sida ay...












