Hage ka shaqeeya Waaxda Dhallinyarada ee Magaalada Helsinki oo u waramay Suomen Somali Media

Helsinki 23.6.2020- Waxaan maanta booqannay Waaxda Dhallinyarada magaalada Helsinki. Waxaan halkaas kula kulannay Mahad Cumar Sheekh Muuse oo ka shaqeeya mashruuca Outreach ee magaalada...

16 qof oo megengelyo doon ah oo dowladda Finland dib-u-dejin u sameysay

Dowladda Finland ayaa 16 qof oo megelyo doon ah oo laga keenay xerada qaxootiga ee dalka Qubrus dib-u-dejin ugu sameysay dalka Finland, sida ay...

Wargelin ku socota Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku jira Xisbiyada Siyaasadda Finland una tartamaya Doorashada...

Helsinki 25.12.2020- Shabakadda warbaahinta Soomaalida Finland (SSMV) oo ka duulaysa baahida loo qabo in bulshadu Soomaalida Finland ay saamayn mug iyo miisaan leh ku...

Barnaamijka Arrimaha Bulshada: Ka wacyigelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona

Toddobaadkan barnaamijkeena Arimaha Bulshada waxaanu ku soo qaadaneynaa ka wacyi-gelinta bulshada cudurka safmarka ah ee feyruska korona.  Barnaamijkan oo uu soo jeedinayo Abdirisak Sugulle...

Kooxda iskuduwidda arrimaha korona ee caasimadda iyo hareeraheeda oo soo saaray xadaymo cusub

Jimce 27.11.2020.  Xadaymaha cusub ee ay soo saareen kooxda iskuduwidda arrimaha korona ee caasimadda iyo hareeraheeda ayaa waxaa ay khuseeyaan magaalooyinka Helsinki, Espoo, Vantaa...

Adeegyada dadka shaqa la’aanta ah ee shaqa-doonka ah ee uu qabto Xafiiska shaqada iyo...

Laga billaabo 1.3.2021 waxaa dalka oo dhan ka dhaqangeliya sharci Xafiiska shaqada iyo meherada ka wareejinaya adeegyadii uu u qaban jiray dadka shaqa la’aanta...

Wareysi: Waxbadan ka ogow Nolosha Shaqo ee Abdirahman Mohamud Ali (Jiimi) ee Entressen Kirjasto

Wareysi ay Suomen Somali Media la yeelatay Abdirahman Mohamud Ali oo ah mudane ka tirsan Golaha deegaanka Espoo, muddo 20 sano ahna ka shaqeeynayay...

Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland 8.6.2020, 18.36 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland Guud ahaan dalka Finland lagama diiwaangelin wax kiis ah oo cusub. Tirada guud...

13 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

13 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 66 > Somaliland: 46 > Puntland: 12 > Benadir: 5 > South West: 2 > Jubbaland: 1 >...

Booska ay Finland uga jirto Liiska dalalka dagaalka kula jiro Korona oo soo hagaagay

Helsinki 13.6.2020 Bogga internetka ee uu gacanta ku hayo Gole Feker oo Mareyanka laga leeyahay oo lagu magacaabo New England Complex Systems Institute ayaa...