Wareysi: Waxbadan ka ogow Nolosha Shaqo ee Abdirahman Mohamud Ali (Jiimi) ee Entressen Kirjasto

Wareysi ay Suomen Somali Media la yeelatay Abdirahman Mohamud Ali oo ah mudane ka tirsan Golaha deegaanka Espoo, muddo 20 sano ahna ka shaqeeynayay Maktabadda Entressen Kirjasto ee magaalada Espoo, isagoo nala wadaagi doona khibradiisii shaqo intii uu ka shaqeeynayay maktabadda.

Halkan ka daawo wareysiga oo dhameystiran