Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta oo safaro...

War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasiirka iyo ergayga gaarka ah ee dowladda Finland u...

Ururka KANAVA Ry iyo Ururka UMIS Förening oo si wadajir ah u fuliyay mashruuca...

Waxaa xarunta KANAVA Ry ee magaalada Helsinki lagu soo gunaanaday mashruuc ay iska kaashadeen fulintiisa Ururada kala ah Kanava Ry iyo UMIS Förening, kaas...

MP Suldaan Said Ahmed, ergayga gaarka ah ee Wasiirka arrimaha dibadda Finland u qaabilsan...

MP Suldaan Said Ahmed iy Danjire Mohamed Ali Guyo ayaa ka wadahadlay arrimaha nabadda, dhaqaalaha, abaaraha iyo guud ahaan siyaasadda Gobolka. Waxaa kale oo...

Kela oo qaar ka mid ah macaamiisheeda u dirtay go’aamadii ugu horeeyay ee ku...

Hay’adda Howlagabka Qaranka ee loo yaqaan Kela ayaa maanta u dirtay macaamiisheeda loogu talaggalay go’aammadii ugu horreeyay ee magdhowga kumeelgaarka ah ee xanuunkaan safmarka...

WARBIXIN: MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadaynta iyo...

Mogadishu:- Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo bartamihii sannadkii hore ee 2022 loo magacaabay Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xukuumadda Finland nabaddaynta Geeska...

Dalka Belaraashiya (Belarus) oo muhaajiriin badan u fasaxay in ay Yurub galaan- 9000 oo...

Helsinki- Dowladda Jarmalka ayaa u qaylo-dhaansatay dalalka kale ee Yurub kaddib markii dhanka Bari ee dalkaas ay soo galeen 9000 oo muhaajiriin ah. Wararku waxay...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo kulan soo dhoweyn, xogwareysi iyo casho-sharaf ah la yeelatay...

Xarunta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ayaa waxaa ka dhacay kulan ay horseedka jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ka soo qaybgaleen Jaaliyadduna soo qabanqaabisan oo lala...

Guddoomiya Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xassan Cismaan Gacal iyo agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka...

Waxaa maalmahan booqasho shaqo oo rasmi ah dalka Finland ku joogay Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Mudane prof. Xasan Cismaan Gacal iyo agaasimaha guud ee...

BISHAARO- WAXAA SOOMAALIDA KU DHAQAN FINLAND LOOGU BISHAARAYNAA IN BUUGGA DANJIRE EE UU QORAY...

BISHAARO, BISHAARO, BISHAARO- WAXAA SOOMAALIDA KU DHAQAN FINLAND LOOGU BISHAARAYNAA IN BUUGGA DANJIRE EE UU QORAY DANJIRE MAXAMED CALI NUUR (AMB. MOHAMED ALI AMERICO)...

Ogeysiis: Fadlan badbaadi dadkaada oo saxiix Codsi-wadareedkan

Kaddib markii ay muddo dheer soo noqnoqtay halista shilalka ee waddada isku xirta Suuqa Puhos iyo Dukaamada Itis ayaa waxaa lama huraan noqotay in...