Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo xarunta KANAVA kulan ballaarran oo soo dhoweyn ah kula...

Helsinki, Xarunta Ururka Kanava:- Munaasabad soodhoweyn, xogwareysi iyo aragti is-dhaafsho isugu jirto oo loo qabtay xildhibaan Moalimuu oo booqasho rasmi ah ku jooga Finland...

Dowladda Finland oo markii ugu horreysay Qunsul sharafeed ku yeelanaysa dalka Jabuuti- MP Suldaan...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergeyga gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan nabadaynta iyo dib u heshiisiinta Geeska Afrika oo wakhti aan fogeyn...

Mahad Mahad Omar Sheikh Musse from Helsinki Youth Outreach project speaks to Suomen Somali...

In this program Mahad Omar Sheikh Musse explains  how they help the youth they encounter and in general the situation of the youth particularly...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed (Vas.) oo mooshin uu Baarlamaaanka Finland u gudbiyay xukuumadda...

Xildhibaan Suldaan MP Said Ahmed ayaa qoraal rasmi ah xafiiskiisa ka soo baxay ku dalbaday, in xukuumadda haatan talada Finland haysa ee uu Xisbigiisuna...

Booliska Finland oo qabtay shan qofood oo looga shakisanyahay falal argagixiso

Booliska Koonfurta Galbeedka ee dalka Finland ayaa maxkamadda Satakunta u gudbiyay dalab lagu xirayo shan qofood oo Finnish ah oo ay soo qabteen, kuwaas...

MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Finland u qaabilsan...

Ergayga gaarka MP Suldaan Said Ahmed oo ku guda-jira safarkiisii shaqo ee saddexaad ee Geeska Afrika iyo Madxweynaha Jabuuti ayaa ka wadahadlay xaaladda guud...

Mudaaharaadyadii looga soo horjeeday madaxweynaha Belaruus ayaa wali socda, iyadoo madaxweyne Aljaksandr Lukašenka uu...

Caasimadda dalka Belarus ee Miniski waxaa isugu soo baxay tobannaan kun qof galabnimadii Axadda, kuwaasoo dhigaayay mudaaharaad ay uga soo horjeedaan madaxweynaha dalkaas Mr...