Booliska Helsinki oo xiray wiil iyo gabar 16 sano jir ah oo looga shakisanyahay...

War ka soo baxay booliska Helsinki ayaa lagu sheegay, in xabsiga loo taxaabay 15.4.2023 labo dhallinyaro ah oo aan qaangaarin kaddib markii looga shakiyay...

Barnaamij la magac baxay “OmaStadi” oo lagu qabtay Xarunta Midnimada Soomaaliyeed Ee magaalada...

Xarunta Midnimada Soomaaliyeed ee magaalada Helsinki ayaa lagu qabtay Barnaamij la magac baxay  ”OmaStadi” oo ah barnaamij aragtiyada hormarineed ee  dadweynaha loo bedelayo mashaariic...

Sucuudiga oo dib u bilaabay gudashada cumrada, kaddib dhowr bilood oo korona awgiis ay...

Kooxdii ugu horreysay ee cumrada ku gudanaysa gudaha masjidka xaramka ay maanta bilaabay gudashada acmaasha cumrada, kaddib muddo 7 bilood ah oo hawlahaas ay...

Shirkadda kafeega iyo cabitaanada kale ee Starbucks oo Talyaaniga ka billaabaysa iibinta kafee lagu...

Agaasimaha guud ee shirkadda Starbucks oo warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay in kafateeriyadooda Talyaaniga ku yaal ay ka billaabayaan cabitaanka kafeega oo lagu...

Espoon, Helsingin ja Vantaan kaupunginjohtajat lähetti kirjeet Suomen Muslimeille koskien Eid-Al-Fitria

Hyvät muslimit, Ramadan kuukausi on tulossa päätökseen ja muslimit odottavat Eid al-fitria. Tiedotamme muslimeille ettemme voi järjestää perinteistä yhteistä rukoushetkeä voimassa olevien koronarajoituksien takia. Kannustamme kaikki...

Wasiirka arrimaha qoysaska iyo adeegyada aasaasiga ah ee Finland Krista Kiuru:- Dadka Shiinaha ka...

Kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in cudurka safmarka ah ee Korona uu markale ka dillaacay dhul-weynaha Shiinaha ayeey dalal badan oo Midowga...

Farriinta Maalinta Xorinmada Finland ee Ra’iisal wasaaraha Finland, Sanna Marin

Helsinki 6.12.2020- Sanna Marin, Ra’iisal wasaaraha Finland oo barta Twitter:ka ee Xukuumadda Finland soo dhigtay farriinteeda ku aaddan Maalinta Xornimada Finland ayaa hadalka soo...

Dagaalka Yukreyn oo sannad jirsaday iyo madaxweynaha jamhuuriyadda Finland, Mudane Sauli Niinistö oo soo...

War rasmi ah oo maanta 24.2.2023 ka soo baxay madaxweynaha jamhuuriyadda Finland, mudane Sauli Niinistö uuna kaga hadlayay dagaalka gardarada ah ee Ruushku Yukreyn...

Sitran Lääkäriasema oo Ramadaanka awgiis baaritaano lacag la’aan ah u sameysay bukaano qaba xanuunada...

Helsinki –  Ugu yaraan 10 bukaan oo qaba xanuunada ku dhaca Wadnaha ayaa Isbitaaka Sitran Lääkäriasema u sameeyay baaritaano lacag la’aan ah bisha barakeysan...

2 Qof oo Korona Feyrus ugu geeriyooday Finland iyo Iskuulada oo isu diyaarinaya in...

Espoo 5.8.2020- Labo qof ayaa Korona Feyrus ugu geeriyootay dalka Finland, taasoo tirada guud ee cudurka ugu geeriyootay  ka dhigeysa 331 qof, sida ay...