Xubnaha Golaha Midnimada Soomaaliyeed (Suomen somalialaisten liitto) oo doortay Gole Dhexe iyo Gole Fulineed

Helsinki 19.7.2020- Xubnaha Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland ayaa waxay 4.7.2020 doorteen Gole Dhexe oo ka kooban 25 xubnood, kuwaas oo xilli-xileedkoodu yahay 2020/2022.

Golaha Dhexe ayaa isaguna wuxuu kulankiisi ka dhacay Xarunta Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland 18.7.2020 ku doortay Golaha Fulinta oo ka kooban 7 xubnood.

Todobada xunnood ayaa waxaa hoggaaminaya labada sano ee soo socota Guddoomiyaha la doortay, Guddoomiye Mohamed Absiiye.

  1. Abdurahman Ragge
  2. Sacdiyo Shiikh Cali
  3. Omar Abdi
  4. Bashe Ali
  5. Sugulle Siciid Saalax iyo
  6. Khalid Sh. Nuur

 Haddii aad doonayso in aad hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Golaha Midnimada Soomaaliyeed, waxaad riixdaan halkan.

Xuuqda Sawirka: Somaliliitto