Miyaad ka fekertaa Koronaa? Ma u baahantahay talo?

Helsinki 25.6.2020- Welwelku yuusan kaligaa kugu ekaan ee soo wac: Talaada kasta, saacadda u dhexeysa 14-16 Khadka telefoonka (0800- 390311) ee xanuunada ku dhaca...

Wararka caalmka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 66 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo laba xaaladood oo dhimasho ah  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...

Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 49 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Arbaca 16.9.2020 laga...

Magaalada Turku oo ku talisay in Af-Shareer ay xirtaan dadweynaha ka hor talooyinka Qaran...

Magaalada dhacda koonfur galbeed ee dalka Finland ayaa soo rogtay isticmaalka Af-shareerka gudaha baabuurta dadweynaha dhexdooda, Iyadoo caruurtu ay ku noqonayaan iskuulada toddobaadka soo...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 15.6.2020 -Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7108. Tiradii shalay waxaa ku korortay 4...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 280 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 xaaladood...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 12.05, saacadda 13.20 Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 699 800 (+ 20 700) Tirada laga helay feyruska 89 270 (+ 280) Tirada...

Wararka feyruska korona Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 296 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Khamiis 08.10.2020 laga...

Finland waxaa laga helay maanta 47 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Axad 13.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 47 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Finland waxaa laga helay 250 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Isniin 07.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 250 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada guud...

Finland waxaa laga helay maanta 423 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 4 xaaladood...

Khamiis 28.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 423 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...