Qormada tifaftiraha: Qarixii Soobe ka dhacay 29.10.2022 ee khawaarijtu geysatay waa haraati-biqlaha dameeraha ee...

Dib u milicsiga wixii la soo maray: Muuqaalka dal ahaan Soomaaliya laga qabi jiray marka lagu eego indhaha dalalka isku tilmaana dunida horumartay waa...

Ablikeeshinka koronavillku oo la geliyay faafistii ugu horreysay ee feyruska korona

Waxaa dhici karta in ablikeshinka koronavilkku uu waqti dhow baaq digniin ah kuu sameeyo ama ay kuugu soo dhacdo farriinta ka digeysa u nuglaanta...

Wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo feyruska korona- wadamada uu sida xawli ah ugu...

28.8.2020- Dalka Isbeyn oo xaaladda faafitaanka feyruska korona ay maalinba maalinta ka dambeysa cirka isku sii shareereyso, ayaa waxaa wararku tilmaamayaan in dalkaas laga...

24 June 2020: Update on COVID-19 from Somalia.

24 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 25 > Somaliland: 17 > Benadir: 7 > South West: 1 > Male: 19 > Female: 6 >...

Xaggee, yaase looga baahan yahay baasaboorka korona?

Talaada 12.10.2021 Sida wararka ku soo baxay qaar ka mid ah warbaahinta dalkaan Finland ay maanta sheegeen, waxaa dalka ka hirgeli doona Sabtida soo...

Wararkii ugu dambeeyay ee feyruska korona ee caalmka oo kooban

Axad 27.6 2021.. Dhakhtar sare oo ka tirsan magaalada Helsinki Timo Lukkarinen ayaa sheegay in illaa iyo maalinkii shalay ahayd ee Sabtida 26.6, dadkii...

Wararka feyruska korona Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 189 qof oo cusub oo qaba feyruska korona. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimce 16.10.2020 laga...

Finland waxaa laga helay 460 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Sabti 05.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 460 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 144 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 17.05 saacadda 13.00 Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 766 200 (+ 45 800) Tirada laga helay feyruska 90 249 (+ 563) ·      ...

Finland waxaa laga helay maanta 354 xaaladood oo feyruska korona ah

Axad 07.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 354 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...