Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 144 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood oo dhimasho cusub ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 17.05 saacadda 13.00

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 766 200 (+ 45 800)
Tirada laga helay feyruska 90 249 (+ 563)

·       Sabti 15.05 waxaa laga helay 192 qof

·       Axad 16.05 waxaa laga helay 227 qof

·       Isniin 17.05 waxaa laga helay 144 qof

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda       79 (+15)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        26 (-4)
Qaybta gargaarka degdegga ah      27 (-2)
Tirada dhimashada      933 (-1)
Feyruska nooca cusub Tirada guud                     5 946

Nooca Ingiriiska.             4 024

Nooca Koonfur Afrika.   1 020

Nooca Baraaziil.               2

Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii  2 110 792 oo qof (17.05)

Xigasho:THL