Miyaad ka fekertaa Koronaa? Ma u baahantahay talo?

Helsinki 25.6.2020- Welwelku yuusan kaligaa kugu ekaan ee soo wac:

  • Talaada kasta, saacadda u dhexeysa 14-16 Khadka telefoonka (0800- 390311) ee xanuunada ku dhaca sambabada oo laguugu adeegayo afka Soomaaliga.

Xigasho: Keuhkohuoli.fi

Sawirka: Kehkohuoli.fi