Finland waxaa laga helay maanta 106 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Isniin 05.07.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 106 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Cabsida laga qabo in qarax Nukliyeer uu Yurub ka dhaco oo korortay- Wasaaradda sooshalka...

Wasaaradda sooshalka iyo caafimaadka oo cusboonaysiisay tilmaanbixinteeda ku aaddan isticmaalka daawada aayodhiin ee la isticmaalo marka ay jirto khatarta kaaha ama shucaaca (säteilyvaara).  Ku boorinta...

Wasiirka Arrimaha dibadda Finland, Pekka Haavisto oo ka hadlay xaaladda dadka Afgaanistaan laga soo...

Wasiirka arrimaha dibadda Finland oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay, in maanta oo Sabti ah kuna beeggan 28.8.2021 ay Finland ku guulaysatay in...

Labo qofood oo ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay magaalada Vantaa

War ka soo baxay booliska ayaa lagu sheegay in gaari nooca yar ah oo xawaare sare ku socday uu jidka ka baxay kaddibna uu...

Xukuumadda Finland oo qalqal siyaasadeed wajahaysa: Hindise-sharciyeedka daryeelka caafimaadka ee baarlamaanka horyaal oo xukuumadda...

Xukuumadda isbahaysiga ah ee Finland ayaa wajahaysa xasarad-siyaasadeed sababi karta sida ay khubarada siyaasaddu sheegayaan, in xukuumaddu dhacdo. Xasaradda siyaasadeed ee haatan ka dhex jirta...

Musharax Mohamed Ali Jama oo u tartamaya Golaha deegaanka Espoo

Murashaxa Mohamed Ali Jama oo u taagan doorashada golaha degaanka ee Espoo, ayaa soo bandhigay barnaamijkiisa waxkaqabad, isagoo sheegay in uu diyaar u yahay...

MP Suldaan Said Ahmed, ergayga gaarka ah ee Wasiirka arrimaha dibadda Finland u qaabilsan...

MP Suldaan Said Ahmed iy Danjire Mohamed Ali Guyo ayaa ka wadahadlay arrimaha nabadda, dhaqaalaha, abaaraha iyo guud ahaan siyaasadda Gobolka. Waxaa kale oo...

Wararka feyruska korona Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 269 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Sabti 10.10.2020 laga...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 144 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 17.05 saacadda 13.00 Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 766 200 (+ 45 800) Tirada laga helay feyruska 90 249 (+ 563) ·      ...

Xaaladda Yukreyn (Ukraine) oo cirka isku sii shariirtay iyo Ruushka oo dagaal isu-diyaarinaya

Helsinki- Sawiro laga soo qaaday dhanka Dayac-gacmeedka (Satelite) ayaa muujinaya ciidamo Ruush oo fara badan oo ku gaadaamaan dalka Yukreyn iyo Mareykanka oo diyaaradaha...