Musharax Mohamed Ali Jama oo u tartamaya Golaha deegaanka Espoo

Murashaxa Mohamed Ali Jama oo u taagan doorashada golaha degaanka ee Espoo, ayaa soo bandhigay barnaamijkiisa waxkaqabad, isagoo sheegay in uu diyaar u yahay in uu bulshadiisa wax u qabto, sidii uu ugu shaqayn jiray barnaamijkaan ka horba.

Maxamed oo ah aqoonyahan jaamacadda Aalto ka diyaarinaya shahaadada PHD, waxaa ouu ka sharraxan yahay xisbiga SDP, lambarkiisuna uu yahay 328.

Shabakadda SSM verkosto waxaa ay ka waraysatay barnaamijkiisa waxqabad, waana kan isagoo ka warramaaya: