Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta oo safaro...

War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasiirka iyo ergayga gaarka ah ee dowladda Finland u...

Faadumo Cali (Fadumo Ali) oo loo aqoonsaday ganacsadaha sannadka ee magaalada Espoo, Finland

Espoo- Aqoonsashada iyo abaalmarinta ganacsadaha sannadka oo sannad kasta lagu qabto magaalada Espoo ee dalka Finland ayaa waxaa sannadkan ku guuleysatay Faadumo Cali oo...

Viisi vuotta Mogadishua järkyttäneestä pommi-iskusta

  Sooben risteys on edelleen tuhon, tragedian ja selviytymisen symboli. Somaliassa lauantai on viikon ensimmäinen arkipäivä. Lauantai 14. lokakuuta 2017 käynnistyi Mogadishussa normaaliin tapaan vilkkaana. Iltapäivällä...

Maxaad kala socotaa meesha uu marayo xeerka la doonayay in wax looga beddelo gawraca...

Guddiga dastuurka ee baarlamaanka Finland oo war ka soo saaray xeerka la doonayay in wax looga beddelo hab-raaca gawraca xoolaha  ee diimaha waafaqsan. Guddiga Dastuurka...

Dhibaatooyinka dhallinyaradeenna maxaa nagala gudboon.

Waxaa arrin lala yaabo ah waxa markasta oo doorasho soo dhowdahay  ku beega dhibaato ay geysteen dhallinyaradeenna. Afar sano kahor ayay ahayd markii doorashada...

Finland’s Special Envoy for Peace Mediation to the Horn of Africa Suldaan Said Ahmed...

Special Envoy of Finland for Peace Mediation to the Horn of Africa Suldaan Said Ahmed had discussions with officials ranging heads of states, ministers...

Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida (SSV) oo kulan xogwareysi iyo soo dhoweyn ah la...

Kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen wakiillada ururada ku mideysan Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida oo lagu soo dhoweynayay islamarkaasna lagu xogwareysanayay wasiirka...

HOGGAANKA IYO CULIMADA MASAAJIDDA FINLAND OO KULAN LA QAATAY XILDHIBAAN SUDLAAN SAID AHMED 20.3.2023

Kulan dhexmaray Culimada iyo maamullada Masaajidda dalka Finland iyo xildhibaan Suldaan Said Ahmed ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Muslimiinta Finland, wadashaqeyntii culimada iyo...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergeyga gaarka ah ee Finland u qaabilsan arrimaha nabadda...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed ayaa Wasiirka iyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha, federaalaka iyo dib u heshiisiinta uga warbixiyay ujeedadda socdaalkiisa iyo arrimaha ay...

Dowladda Finland oo markii ugu horreysay Qunsul sharafeed ku yeelanaysa dalka Jabuuti- MP Suldaan...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergeyga gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan nabadaynta iyo dib u heshiisiinta Geeska Afrika oo wakhti aan fogeyn...