Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida (SSV) oo kulan xogwareysi iyo soo dhoweyn ah la...

Kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen wakiillada ururada ku mideysan Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida oo lagu soo dhoweynayay islamarkaasna lagu xogwareysanayay wasiirka...

Qoraaga da’da yar, Cabdijibbaar Nuux Ismaaciil  wuxuu ku dhashay kuna barbaaray qurbaha wuxuuna buugaag...

Cabdijibbaar Nuux Ismaaciil wuxuu sannadkii 1998 ku dhashay magaalada Kouvula, Finland, wuxuuna barbaarin-horaadka, waxbarashada aasaasiga ah iyo kuwa ka sarreeyaba ku qaatay dalka, luqadda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe oo khadka telefoonka kula hadalay Guddoomiyaha Baarlamaanka...

War rasmi ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) islamarkaasna lagu daabacay barta Facebook ee...