Hage ka shaqeeya Waaxda Dhallinyarada ee Magaalada Helsinki oo u waramay Suomen Somali Media

Helsinki 23.6.2020- Waxaan maanta booqannay Waaxda Dhallinyarada magaalada Helsinki. Waxaan halkaas kula kulannay Mahad Cumar Sheekh Muuse oo ka shaqeeya mashruuca Outreach ee magaalada...

Cabsida laga qabo in qarax Nukliyeer uu Yurub ka dhaco oo korortay- Wasaaradda sooshalka...

Wasaaradda sooshalka iyo caafimaadka oo cusboonaysiisay tilmaanbixinteeda ku aaddan isticmaalka daawada aayodhiin ee la isticmaalo marka ay jirto khatarta kaaha ama shucaaca (säteilyvaara).  Ku boorinta...

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland Mudane Ahmed Hassan Towhid oo ka hadlay Mowqifka Guddoonka...

Fiidyowga hoose ka dhegeyso/daawo Mowqifka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ee ku aaddan doorashada baarlamaanka Finland ee soo socota oo uu akhrinayo Guddoomiyaha Jaaliyadda Ahmed...

XAFLADDA CIIDDA EE CARRUURTA IYO MASJIDKA AL-HUDA EE PASILA

MA DOONAYSAA IN CARRUURTAADU AY KU CIIDAAN GOOB AMMAAN AH, NASHAAD IYO FARXAD LEH ISLAMARKAASNA AAD SALAADAHA KU TUKAN KARTO? MASJIDKA AL-HUDA PASILA (VETURITORI 2)...

WAR DEG DEGA AH: MURASHAXNIMADA DOORASHADA BAARLAMAANKA FINLAND -2023 EE XILDHIBAAN MP SULDAAN SAID...

Waxaa maanta oo ku beggan 24:ka Oktoobar ee sannadka 2022 (24.10.2022) si rasmi ah loogu dhawaaqay murashaxnimada MP Suldaan Said Ahmed ee Golaha Sharci-dejinta...

Dhallinyaro ajnabi oo ay kuwo soomaaliyeed ka mid yihiin, oo dagaal toorey iyo budhadh...

Khamiis 01.04.2021.  Toban dhallinyaro ah oo da’doodu u dhexeyso 20-25 sano jir ajnabi ah ayaa maanta xabsiga la dhigay, iyadoo lagu soo eedeyeey dhac...

Muxaadaro: Aragtida Diinta Islaamku ka qabto waajibaadka iyo xuquuqaha ay waalidku isku leeyihiin marka...

Ku soo dhowaada muxaadaro ku saabsan: Aragtida Diinta Islaamku ka qabto waajibaadka iyo xuquuqaha ay waalidku isku leeyihiin marka ay kala tagaan kaddib Waxaa soo jeedinaya:...

Al-Ihsan Umra Group oo sannadkan idiin diyaarisay adeeg hufan iyo hawl fudud oo lagu...

Waxaa dalka Finland ka ambabaxday 22.12.2023 jameeco Cumrada soo gudanaysa oo ay hoggaaminayaan Culimada magaca ku leh Muslimiinta Finland oo kala ah Sh Cabdulqaadir...

Wasiirka Dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Finland

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Md. Maxamed Barre Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo afar cisho ah uga bilaabatay dalkan Finland, iyadoo garoonka...

Warbixin ku saabsan shaqooyinka Booliska Finland iyo sida loogu biiri karo ciidanka Booliska

Ma doonaysaa in aad wax ka ogaato sida uu booliska Finland u shaqeeyo? Ma xiisaynaysaa in aad ku biirto ciidamada Booliska Finland? Ma jeclaan...