Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland Mudane Ahmed Hassan Towhid oo ka hadlay Mowqifka Guddoonka iyo maamulka Jaaliyadda ee ku aaddan Doorashada Baarlamaanka Finland ee soo socota

Xuquuqda sawirka-Facebook-Ahmed Hassan

Fiidyowga hoose ka dhegeyso/daawo Mowqifka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ee ku aaddan doorashada baarlamaanka Finland ee soo socota oo uu akhrinayo Guddoomiyaha Jaaliyadda Ahmed Hassan Towhid.