Qoraaga da’da yar, Cabdijibbaar Nuux Ismaaciil wuxuu ku dhashay kuna barbaaray qurbaha wuxuuna buugaag...
Cabdijibbaar Nuux Ismaaciil wuxuu sannadkii 1998 ku dhashay magaalada Kouvula, Finland, wuxuuna barbaarin-horaadka, waxbarashada aasaasiga ah iyo kuwa ka sarreeyaba ku qaatay dalka, luqadda...
Welwel ka dhashay isticmaalka nooc cusub oo mukhaadaraad ah oo si xawli ah ugu...
Waxaa muddo gaaban kahor suuqa mukhaadaraadka ee dalka Finland ku soo biiray hab cusub oo ay dhallinyaradu isu maandooriyaan. Habkan ayaa ah mid si...
Cadadkii labaad ee warsidaha Helsinki oo la daabacay- warar iyo xogo muhiim ah
Waxaa soo baxay oo la daabacay cadadkii labaad ee warsidaha magaalada Helsinki.
Waxaad warsidaha magaalada Helsinki ka heleysaa macluumaadka hadda jira ee ku saabsan nolosha...
Baarlamaanka Finland oo go’aamiyay, in bisha Disembar ee sannadkan 2022 la bixiyo Lacagta carruurta...
Baarlamaanka Finland ayaa aqbalay soojeedin sharci oo dhigaysa in lacagta carruurta ee la siiyo waalidka heysta carruurta 17 sano kayar (Lapsilisä) la bixiyo bisha...
Booliska Finland oo waddooyinka u soo baxay billaabashada sannad-dugsiyeedka deyrta darteed
Waxaa la arkayay boolis fara badan oo lug iyo gaadiidba ku socda oo kormeeraya ammaanka waddooyinka ka ag-dhow dugsiyada, gaar ahaan kuwa hoose-dhexe oo...
Buugaag casri ah oo laga baranayo afka-soomaaliga oo Jaamcadda Helsinki lagu soo bandhigay iyo...
Madashan oo la qabtay 27.4.2023 ayaa waxaa gundhig u ahaa madbacadda Ileys iyo buugaagta casriga ah ee afka Soomaaliga laga baran karo ee ay...
WARBIXIN: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo caasimadda Helsinki ku xustay Maalinta 1:da Luulyo ee...
Munaasabad aad u ballaaran oo uu soo qabanqaabiyay ururka Meh ry ayna taabbagelinteeda qayb ka qaateen ururo iyo dad magac iyo qaddarrin ku dhex...
Koobka Sannadlaha ah ee Somali Cup oo Finland lagu qabtay iyo kooxda FC Itis...
Waxaa magaalada Helsinki, gaar ahaan deegaanka bariga magaalada lagu soo gunaanaday Koobka sannadlaha ah ee Somali Cup oo uu soo qabanqaabiyo Ururka Socus Ry...
XAFLADDA CIIDDA EE CARRUURTA IYO MASJIDKA AL-HUDA EE PASILA
MA DOONAYSAA IN CARRUURTAADU AY KU CIIDAAN GOOB AMMAAN AH, NASHAAD IYO FARXAD LEH ISLAMARKAASNA AAD SALAADAHA KU TUKAN KARTO?
MASJIDKA AL-HUDA PASILA (VETURITORI 2)...
Festifaalka sannadlaha ah ee PUHOS LOVES PEOPLE oo suuqa Puhos ee Bariga Helsinki ka...
Ururka MEH Ry iyo ururo kale oo ay shaqo wadaag yihiin ayaa sannadkan si hagar la’aan ah u qabanqaabiyay festifaalka sannadlaha ah ee PUHOS...













