Festifaalka sannadlaha ah ee PUHOS LOVES PEOPLE oo suuqa Puhos ee Bariga Helsinki ka...

Ururka MEH Ry iyo ururo kale oo ay shaqo wadaag yihiin ayaa sannadkan si hagar la’aan ah u qabanqaabiyay festifaalka sannadlaha ah ee PUHOS...

Xarunta dhexe ee dambi baarista booliska Finland (KRP) oo sheegtay in ay aad uga...

Helsinki 26.10.2022 Warbixin ay soo saartay Xarunta dhexe ee dambi baarista booliska Finland (KRP) oo maanta lagu baahiyay qalabka warbaahinta ee kala duwan ee...

Buugaag casri ah oo laga baranayo afka-soomaaliga oo Jaamcadda Helsinki lagu soo bandhigay iyo...

Madashan oo la qabtay 27.4.2023 ayaa waxaa gundhig u ahaa madbacadda Ileys iyo buugaagta casriga ah ee afka Soomaaliga laga baran karo ee ay...

WARBIXIN: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo caasimadda Helsinki ku xustay Maalinta 1:da Luulyo ee...

Munaasabad aad u ballaaran oo uu soo qabanqaabiyay ururka Meh ry ayna taabbagelinteeda qayb ka qaateen ururo iyo dad magac iyo qaddarrin ku dhex...

Baarlamaanka Finland oo go’aamiyay, in bisha Disembar ee sannadkan 2022 la bixiyo Lacagta carruurta...

Baarlamaanka Finland ayaa aqbalay soojeedin sharci oo dhigaysa in lacagta carruurta ee la siiyo waalidka heysta carruurta 17 sano kayar (Lapsilisä) la bixiyo bisha...

Muxaadaro aad u qiimo badan oo ku saabsan Aragtida ay Diinta Islaamku ka qabto...

Muxaadarada oo qayb ka ah Mashruuca Savior ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland Mohamed Abdirahman Absiye. Guddoomiyaha oo ka...

THL: Tirada carruurta qoysaskooda lagala wareegay ee goobaha daryeelka meeleynta la dejiyay oo yaraatay...

Warbixin ay 6.6.2022 soo saartay Hay’adda caafimaadka iyo Nololwanaagga Finland (THL) ayaa lagu sheegay, in tirada carruurta lala wareegay ee goobaha daryeelka meeleynta la...

Koobka Sannadlaha ah ee Somali Cup oo Finland lagu qabtay iyo kooxda FC Itis...

Waxaa magaalada Helsinki, gaar ahaan deegaanka bariga magaalada lagu soo gunaanaday Koobka sannadlaha ah ee Somali Cup oo uu soo qabanqaabiyo Ururka Socus Ry...

Cayaaraha Kubbadda Cagta ee Somali Week 2020 oo Helsinki lagu soo gebagebeeyay

Helsinki - Cayaaraha Kubbadda cagta ee Somali Week 2020 ayaa Helsinki lagu soo gebagebeeyay maalinimadii Axadda 21-6-2020, halkaas oo ay ku cayaareen Afar kooxood...

Viisi vuotta Mogadishua järkyttäneestä pommi-iskusta

  Sooben risteys on edelleen tuhon, tragedian ja selviytymisen symboli. Somaliassa lauantai on viikon ensimmäinen arkipäivä. Lauantai 14. lokakuuta 2017 käynnistyi Mogadishussa normaaliin tapaan vilkkaana. Iltapäivällä...