3 Qof oo ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay gobolka Pirknmaa
Saddex qof ayaa lagu waramayaa in ay ku geeriyoodeen shil gaari oo ka dhacay magaalada Nokia ee u dhow magaalada Tampere ee gobolka Pirkanmaa....
WARBIXIN: Muddo intee le’eg ayuu qaadan karaa tallaal loo soo saaro Feyruska Korona?
Iyadoo caalamka oo dhan uu fara ba’an ku hayo feyruskaan safmarka ah ee Korona, islamarkaana wali lala tacaalayo sidii lagu heli lahaa tallaal looga...
Dowladda Finland oo bilaabeysa qorshe lagu adkeynayo ammaanka iyo bedqabka goobaha lagu cibaadeysto
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa khamiistii la soo dhaafay sameysay Guddi shaqo oo loo xilsaaray inay ka soo talo bixiyaan qataraha amni ee ay wajahayaan...
Xafladaha la isugu yimaado oo si aad feyruska korona loogu kala qaadaayo iyo feyruska...
Sida ay tirakoobyadii ugu dambeeyay tilmaamayaan, labadii toddobaad ee la soo dhaafay tirada laga helay feyruska korona waa ay labanlaabantay. Tirada ugu badan waxaa...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda feyruska korona ee Finland iyo Caalamka intiisa kale –...
Espoo 14.8.2020– Finland waxaa maanta laga helay feyruska korona 17 qof oo cusub, sidaana waxaa sheegtay Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL.
Tirada guud ee illaa...
Magaalada Tampere oo u diyaargaroobaysa in ay af-shareer lacag la’aan ah u qaybiso dadka...
Tampere 14.8.2020- Dadka uu dhaqaalahoodu yaryahay ee reer Tampere waxay fursad u heli doonaan in ay mardhow helaan af-shareerka fidinta cudurada neefta iyo dhibicda...
Dad tegay kalaab ku yaal Tampere oo laga yaabo in ay halis ugu jiraan...
Tampere 14.8.2020- Waxaa soo baxaya warar sheegaya in dad tegay kalaabka Ihku ee ku yaal magaalada Tampere ay halis ugu jiraan in ay qaadaan...
Munaasabad faneed Helsinki ka dhacday oo laga cabsi qabo in la isku qaadsiiyay feyruska...
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in dad u soo daawasho tegay munaasabad faneed ka dhacday magaalada Helsinki ay halis ugu jiraan in ay qaadaan...
Dowladda Finland oo war ka soo saartay isticmaalka afshareerka, shaqada dhanka internetka iyo safarka
Shir jaraa’id oo ay dowladdu qabatay maanta oo ay taariikhdu tahay 13.8.2020 ayay kaga hadashay arrimaha kala ah: isticmaalka afshareerka, shaqada dhanka internetka lagu...
Xaaladihii ugu dambeeyay ee feyruska korona iyo cabsi xooggan oo laga qabo in uu...
Espoo 12.8.2020- Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL waxaa Finland maanta laga helay xanuunka 19 qof oo cusub oo qaba feyruska Korona.
Illaa...